Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ku simaha madaxweynaha dowlad goboleedka hirshabelle ahna guddoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka hirshabelle marwo canab axmed ciise ayaa ka qeybgashay kulan loogaga hadlayay arrimaha haybsooca beelaha oo lagu qabtay magaalada jowhar ee xarunta dowlad goboleedka hirshabelle.
Waxaa Warbixintan Inoo Soo Jeedinaya:- Cusmaan Cabdalle Cusmaan.