Mid kamid ah Naafada ku nool Magaalada Jowhar oo Gurmad  Dalbaday.

0
198

Jowhar – (Radio Isnaay) – Cusmaan Mooge Cali waa 39 jir Aragga waayay 36 sano Oo ka mid ah nolashiisa, waxaa uu ku noolyahay Magaalada jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle, Aragga oo ah xubnaha ugu muhiimsan aadanaha ayaa waxaa uu ku waayay Cudurka jadeecada oo indhaha tirtay isaga oo Saddex Sano jir ah.

Cusmaan waxaa uu codsaday in laga caawiyo dhismaha guri ay ku Noolaadan isaga iyo Carruurtiisa.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here