Haweeney iyo Carruurteeda oo wax ku wada Barta Iskuul ku yaala Magaalada Jowhar.

0
169

Jowhar – (Radio Isnaay) – Sahra Cabdi rasaaq waxa ay ka mid tahay Hooyoyinka ku nool Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabelle, Waana Hooyo heysata 7 Carruur ah.

Sahra iyo Carruurteeda ayaa kamid ah Ardayda Wax kabarata Dusiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Horseed oo kuyaala Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle Maadaama aysan Yaraanteedii Helin Fursad ay Wax ku Barato.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here