Ardayda Barata Cilmiga Beeraha Magaalada Jowhar oo Bilaabay Wacyigalin

0
209

.Jowhar – (Radio Isnaay) – Ardaydan oo ah kuwa barta Cilmiga Beeraha ayaa bilaabay kulamo aqoon kororsi ah oo ay ku xoojinayan Wax soo saarka Beeraha ee Gobolkani Shabeellaha Dhexe waxaana ka faa’ideysanaya Beeraleeyda iyo Ardayda Sanadkan doorbidaya in ay bartaan Culuumta Beeraha si wax badan ay kaga fahmaan muhiimadda Tacabka uu leeyahay.

Cumar Saalax Cabdi waxaa uu ka mid yahay Macallimiinta Jaamacadaha Magaalada Jowhar ka dhiga Maadooyinka Beeraha waxa uu ka hadlaya Muhiimadda ay leedahay in la barto Cilmiga beeraha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here