Tuulo Hoos timaada Jowhar Oo ka Dilaacay Cudurka Shuban Biyoodka.

0
201

JOWHAR(Radio-isnaay)- Tuulada Buulo bishaaro oo Hoos timaada Magaalada Jowhar waxaa saameyay Fatahaadaha  Wabiga Shabeelle waxaana Jiro Xaalad adag oo dhanka Nolosha Soo wajahay dadka ku nool Tuulada Sida uu Sheegay Gudoomiyaha Tuuladaaasi Shiiq Aadan Cabdullaahi.

Dhinaca kale Waxa uu Sheegay in Tuulada ay ka jirto Xaalad Caafimaad Darro Sida Shuban Biyoodka oo Soo Ritay Carruurta  Taasi uu sheegay in ay ka  Dhasheen biyaha haraadiga ah ee Wabiga Shabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :– Cabdi Wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here