Dhalinyarada  Jowhar Oo Codsadeen in loo Dayactiro Garoomada Kubada Cagta.

0
163

JOWHAR(Radio-isnaay)- Dhalinyarada Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa dadaal badan kubixiyay kaqeybqaashada isdhexgalka Bulshada iyo Nabadda waxaana ka mid ah Cayaaraha Kubada Kagta oo saldhig u ah Dhalinyarada Waxa ayna hadda Codsadeen  in lagaTageero Dayactirka Garoomada jowhar kuyaala kuwaasoo ubahan in loosameeyo agabyada ay leeyihiin Goroomada kale ee dalka.

Warbixintan waxaa inoo soojeedinya:-CabdicasiisXasanMacalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here