Ardaydii kaalmaha ka Gashay Hirshabeelle oo jowhar lagu Abaal mariyay.

0
184

Jowhar – (Radio Isnaay) – Munaasabadani oo ka dhacday Hoolka Farjano ee Magaalada Jowhar ayaa waxa ay eheyd mid abaalmarin lagu gudoonsiinaayay Afar kamid ah ardaydii kaalmaha sare ka gashay imtixaankii ay qaadday Wasaaradda wax barashada Dowladda Soomaaliya.

Xafladda waxaa kasoo qeybgalay qeybaha kala duwan ee bulshada waalidiinta arday madaxda shirkadda farjano duqa Magaalada Jowhar iyo wasiiru dowlaha wasaaradda waxbarashada dowlad goboleedka hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi Wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here