Wasaaradda Haweenka Hirshabeelle oo ka Digtay Tacadiyada Haweenka iyo Carruurta.

0
142

Jowhar – (Radio Isnaay) – Waxaa kulankani Xooga lagu Saaray Kahadalka Tacadiyada Haweenka iyo Carruurta Waxaana soo Agaasintay Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul insaanka Hirshabeelle.

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul insaanka Hirshabeelle Marwa Sacdiya Maxamed Nuur ayaa Si Weyn uga Hadashay Tacadiyada loo geysto Haweenka iyo Carruurta Aan Qaangaarin Waxaana Hay’ada Unicef iyo Dowladda Soomaaliya ka Dalbatay in laga Taageero Sidii Carruurta Agoonta iyo Kuwa Reeraha Danyarta ah ay u Heli Lahayen Goobo lagu Xanaaneeyo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa:- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here