Ganacsiyada Yaryar Oo Fursado Shaqo u Noqday Dhalinta Magaalada Jowhar.

0
171

Jowhar – (Radio Isnaay) – Kani waa Mustaf Maxamed Aadan waxaa uu ka mid yahay dhalinyarada kunool jowhar ee kaxamaasha karinta Qaxwada waxaa uu layimid hal-abuur shaqo taas oo kacaawineysa helitaanka nolal maalmeedkiisa iyo mida qoyskiisa.

Macamiil badan ayuu soo jiitay Mustaf kuwaas oo maalinkasta ka iibsada qaxwada laga sameeyo bunka waxa uuna aaminsanyahay in dalkiisa meel kawanaagsan aysan jirin dhalinyaradana loogabaahanyahay in ay layimaadan xirfado waxtarleh.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya:- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here