Arday Gudubtay Imtixaankii Dowladda oo Xaflad Loogu Qabtay Deegaanka Qalimow.

0
183

Jowhar – (Radio isnaay) – Munaasabad kooban oo lagu dhiiragalinayay ardayda Gudubtay imtixaankii dowladda ee dugsiga sare iyo kan dhexe ayaa lagu qabtay deegaanka Qalimow ee Gobolkani Shabeellaha Dhexe.

Munaasabaddan oo ay Soo agaasimeen Maamulka iyo Macallimiinta Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Shiikh Saa-id ayaa waxaa ka qeybgalay Waalidiin, Cuqaal, barayaal Maamulka Deegaanka Qalimow iyo qeybaha kala duwan ee ardayda dugsigaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here