Carwo  Hab Online ah Ku Shaqeysa oo laga Hirgaliyay Magaalada Jowhar.

0
138

Jowhar – (Radio Isnaay) –  Magaalada jowhar waxaa laga dareemaya horumar dhinaca ganacsiga ah waxaa sii kordhaya dhismaha casriga ah ee Magaalada kasoo muuqanaya taasna waxa ay qeyb katahay xoojinta bilicda iyo nabadda ee Deegaanka.

Ceydiid Barre Maxamed waa Milkiilaha Xarun habka Online ka ah wax loogu iibiyo waxa uu sharaxaya adeegyada ay bixiyaan iyo habkan cusub ee uu kusoo kordhiyay Magalada Jowhar sida ay Dadka Ula Qabsadeen.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa:- Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here