Jowhar – (Radio Isnaay) – Dhalinyarada ,haweenka iyo Odoyaasha dhaqanka waxa ay kaqeyb-qaataan nabad dhiska dalka haddii dhanka wanaagsan laga abaaro waxana jira baranaamijyo badan oo ay iska kaashankaraan dhammaan bulshada qeeybaheeda kala duwan.
Xamdi keynaan waxa ay ka mid tahay gabdhaha dhalinyarada ah ee u olaleeya nabadda waxana ay Radio isnaay uga Hadahsay Doorkooda ku Aadan Nabad Dhisida Dalka.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.