Waxgaradka Magaalada Jowhar oo Ku Baaqay Joojinta Tacadiga Haweenka.

0
161

Jowhar – (Radio Isnaay) – Qaarka mid ah odayaasha dhaqanka iyo haweenka Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa si wadajir ah waxa ay uga hadleen Tacadiyada loo geysto Hablaha Da’da yar ee Soomaaliyeed.

Faadumo  Maxamed Axmed oo in mudo ah  kasoo shaqeyneysay nabadeynta guud ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegtay in ay aad uga xuntahay Tacadiyada Haweenka Waxa ayna ku Baaqday in la Qafiifiyo Guurka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here