Xoolo Dhaqatada Jowhar oo Walaac ka muujiyay Hoos u dhaca Qiimaha Xoolaha

0
178

Jowhar – (Radio Isnaay) – Dadka xoolo dhaqatada ee u soo safra Magaalada Jowhar ayaa walaac kamuujiyay qiimaha Xoolaha oo hoos udhacay iyada oo ganacsatadii xoolaha dhoofinjirtay aysan suuqa imaan sababo jiro awgeed.

Fatahaadaha wabiga shabeelle ayaa kalaxiray Tuulooyin badan oo kuteedsan Jowhar,Balcad,Mahadaay iyo  Gobalka Hiiraan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here