Beeraleyda Tuulada Baarey ee Jowhar oo Bilaabay Diyaargarowga Xilliga Deyrta.

0
153

Jowhar – (Radio Isnaay) – Dadka Ku Nool Tuulada Baarey ee Hoos timaada Magaalada Jowhar Ayaa Bilaabay Tabcashada Beeraha kadib Markii ay Dhul beereedkoodu ka Gureen Biyihii Wabiga Shabeelle oo Saameyn Xoogan kuyeeshay Wax Soo Saarkooda.

GudoomiyahaTuulada Baarey  Cumar Ibraahim Nuur oo Wareysi Siiyay Isnaay Radio ayaa Sheegay in ay Bilaabeen Mudo Laba isbuuc ah ka Hor, Isagoona xusay in Dadkii ka Barakacay Tuulada ay Dib ugu Laabteen.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here