Jowhar(Idaacadda Isnaay) dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Gaar ah Oo Ku Saabsan Hanaanka Ugu Haboon Ee Looga Hortagi Karo Faafida Cudurka Covid-19 ee Idaacadda Isnaay.
Barnaamij Gaar ah Oo Ku Saabsan Hanaanka Ugu Haboon Ee Looga Hortagi Karo Faafida Cudurka Covid-19 #Baahin Isnaay Radio #Axad 20-Sep-2020
Posted by Isnaay Radio on Saturday, September 19, 2020