Jowhar – (Radio Isnaay) –Ardeydaan oo tiro ahaan gaareysay 33 Arday ayaa Dhameystay Xifdinta Qur’aanka kariimka waxana soo qaban qabiyay xafladdan Maamulka Dugsiga Abuu hureyra ee Magaalada Jowhar.
Munasabadda oo ka dhacday xaruunta Masjidu Rowda ee Xaafada Horseed ayaa waxaa ka qeyb galay Macalimiin Culuma udiin iyo waalidiinta Qaar kamid ah Ardaydii Qur’aanka Xifdisay.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Xaliima Cali Ibraahim.