Ganacsade iibiya Shaaha iyo Cabitaanada oo ka Hadlay Sida uu Noloshiisa ugu Maareeyo.

0
135

Jowhar – (Radio Isnaay) – Aweys Xaaji Nuur Waa Ganacsade ka Shaqeysta Shaaha iyo Sidoo kale  Cabtitaanada Nuucyadiisa kala Duwan Sida Qajaarka, Babaayga iyo kuwa kale Waxaa uuna iga Warbixiyay Sida uu Nolosha Qoyskiisa ugu maareeyo isagoo sheegay in uu Ganacsigan ka Shaqeynayo Mudo ka Badan Sanad.

Sidoo kale Waxa uu Tilmaamay in ay Jiraan Macaamiil ku Xirin Ganacsigiisa Waxa uuna Bulsha Ugu Baaqay inay ka Shaqeeyaan Hormarinta Dhaqaalaha Dalka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here