Shacabka Magaalada Jowhar oo Ka Faa’ideystay Wacyigalinta Covid-19.

0
142

Jowhar – (Radio Isnaay) – Horaantii  Sanadkan ayey ahayad markii Soomaliya laga soo sheegay Cudurkan Magaalada jowharna waxaeey ka mid ahayd Magaaladii Hirshabelle ugu horeysay lagu arko Calaamadaha cudurka sida ay sheegtay Wasaradda Caafimaadka DFS.

Mid ka mid ah Dadka ku dhaqan Magaalada Jowhar oo Magaciisa ka gaabsaday ayaa sharxaya sida uu ku ogaaday iyo dadaalka uu sameeyay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here