Faah faahino Kaso Baxaya Qasaaraha Roob Mahiigaan ah oo ka Da’ay Punland.

0
141

Jowhar – (Radio Isnaay) – Roobab mahiigaan ah oo ka da’ay deegaanka duu-hooyo ee hoostaga Magaalada Raka Raaxo ee Gobolka Bari,ayaa sababay dhimasho iyo khasaarooyin kale oo burbur hanti ah.

Gudoomiyaha deegaanka Rako raaxo C/risaaq C/raxman Saalax,ayaa sheeegay in roobab mahiigaan ah oo ka da’ay halkaasi ay sababeen daadad ay ku dhimatay haweeneey da’ah, islamarkaana uu bur bur soo gaaray sodon iyo shan guri.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cusmaan Cabdalle Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here