Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xaafada Horseed oo ka mid ah afarta waaxood ee Magaalada Jowhar waxaa maalmahan ka socday olole Nadaafadeed oo ay ka qeyb qaadanayeen ururada Haween kaa oo ujeedkiisu ahaa sidii loo soo celin lahaa bilicda xafada horseed sida uu ii sheegay Cabdi Maxamuud oo ah Gudoomyaha xaafadaasi.
Ugu danbeyn waxa uu Bulshada ugu baaqay in leerar ay ku xiraan guryaha ay deganyihin islamarkaane ay la shaqeeyaan Maamulka Xaafada.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi Wali Axmed Hilowle.