Dadka Kunool Tuulooyin Hoosyimaada Jowhar oo Maamulka  ka Dalbaday Gurmad.

0
126

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar kamid ah wax garadka Tuulooyinka Jowhar Soomaali iyo Deymo Same ayaa Sheegay in ay ku Jiraan Xalada adag oo Dhinaca Nolosha ah Kadib markii ay Saameyn Xoogan ku Reebtay Fatahaada Wabiga Shabeelle.

Gudoomiyeyaasha Tuulooyinkaasi oo la Hadlay Radio Isnaay ayaa Maamulka Hirshabeelle Ka Dalbaday in Gurmad Bani aadannimo Lagaarsiiyo Qooysaska Ku Nool Deegaanadaasi.

Warbixintaan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya:- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here