Maamulka Shabeellaha Dhexe oo shaaciyay Tirada Qoysaskii ku Barakacay Fatahaadaha.

0
125

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maxamed Cabdi Sheekh Xaandow Gudoomiye ku xigeenka dhinaca siyaasadda ahna ku simaha Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe  ayaa sheegay in ay Fatahaadaha Wabiga ku barakaceen in ka badan 244-kun oo Qoys  kuwaas oo isugu jiray Beeraley, Xoolo dhaqato iyo dad Deganaa Tuulooyinka ku yaalla Hareeraha Wabiga  oo hadda u baahan kaalmo Bini,aadanimo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cusmaan Cabdalle Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here