Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle oo wada Qorshe Daawo lagu Gaarsiinayo Tuulooyin hoostaga Degmada Balcad.

0
126

Jowhar( Radio Isnaay ) – Dadka ku nool Tuuloyin hoosyimada Magaalada Jowhar iyo kuwa hoostaga Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay la dhibaatonayan Cuduro ka dhashay Biyaha Fatahada Wabiga Shabeelle waxaana inta badan adkaatay sidii dadkaasi loo gaarsiin laha Gar gaar Caafimaad.

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle Dr Muxudiin Mukhtaar Macallim ayaa sheegay in ay Wadaan Qorshe ah sidii Dawooyin loo geersiin lahaa Dadka ku Xanuunsan Deegaanada hoostaga Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Wuxuu  sheegay in ay gacan ka helayan Hey’adda Caafimaadka aduunka ee WHO iyo Dowlada Federaalka Soomaalia.

Warkan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here