Maamulka Tuulada Sabuun Gobolka Shabeellaha Dhexe oo sheegay in ay Cabsi kaqaban Markale Fatahaad uu Sameeyo Wabiga Shabeelle.

0
159

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dadka kunool Tuul Tuulada Sabuun oo kamid ah Tuulooyinka Hoos yimaada Magaalada Jowhar ayaa Waxaa Soo Foodsaaray Cabsi ah in Markale uu ku Fataho Wabiga Shabeelle.

Gudoomiyaha Tuulada Sabuun Cusmaan Laameer Abuukar ayaa Sheegay in Dadka Ku nool Tuuladaasi ay Heyso Cabsida Fatahaado Horleh uu Sameeyo Wabiga Shabeelle Waxaana Tuuladaasi ay Hada la Daalaa dhacaysaa Cuduro ka Dhashay Haraadiga Biyaha Fatahaadii Dhawaan Ku Dhufatay Tuulada Sabuun.

Warkan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here