Ku simaha Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Hirshabeelle oo ka Digay Saameynta Fatahaado horleh uu Geysto Wabiga Shabeelle.

0
150

JOWHAR-( Radio-isnaay)-Xili beeraleyda deegaanada Hirshabeelle ay u muuqdaan kuwa ka soo kabanaaya dhibatooyinkii ay ka dhaxleen fatahaadaha wabiga Shabeelle ayaa hadana waxaa jira digniino hor leh oo ay soo sareyso wasaarada beeraha iyo waraabka Hirshabeelle oo ku aadan in mar kale uu wabiga fatahaad Sameyn karo.

Maxamed Bashiir Qaasim waa Wasiir ku xigeenka Wasaarada Beeraha iyo Waraabka Hirshabeelle ahna ku simaha Wasiirka wareysi uu siiyey Warbahinta Isnaay ee Magalaada Jowhar ayuu ku sheegay iney wadaan qorshe lagu Dayactirayo Kanaalada Sabuun iyo Shiinaha.

Warbixintan waxaa inoo soo jeedinaya:- Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here