Qoysaskii Ka Barakacay Tuulooyin Hoostaga Degmada Balcad  oo Dalbaday In Lagaarsiiyo Gurmad Bani’aadannimo.

0
150

JOWHAR(RADIO ISNAAY)Qoysaskan oo qeyb kanoqday  Barakacayaal horay ugu jiray Xerada barakac ee  Barwaaqo  ayaa ku biiray   bishii julay ee sanadkan iyagoo markii hore ka barakacay   Tuulooyinka Buulo siciid,Buulo xaaji, iyo Tuulada Mukay dheere oo Hoostaga Degmada Mahadaay ee Gobolkani Shabeellaha.

Faadumo Xasan  Cali oo heysata todobo  Carruur ah waxa ay ka barakacday Tuulada Mukay dheere  waxeey  ka mid tahay  226 qoys  oo ku jira Xerada Barakac ee Barwaaqo oo Taala Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir Waxay Ka Sheekeysay Xaaladda Nololeed ee ka Jirta Xirada ay Ku Noolyihiin.

Warkan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here