Darawalada ku shaqeysta Mooto Bajaajta Magaalada Jowhar oo ka Hadlay Sida ay Mootada Wax uga Badashay Noloshooda.

0
131

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar ka mid ah Dhalinyarada Ku nool Magaalada Jowhar ayey Shaqo abuur u Noqotay Wadista Mooto Bajaajta wallow Dhalinyarada ay is kugu Jiraan Qaar Wax Bartay iyo Kuwa aan Wax Baran Balse ay u Wada Shaqeystaan Sidii ay u Dabari Lahaayen Nolosha Qoyskooda.

Xusen Cali Waxa oo kamid ah Dhalinyarada Wax Baratay islamarkana Kaxeeya Mooto Bajaajta ayaa Sheegay in uu Xirfadda Darawalnimada ah uu ku Shaqeysanayo  Mudo Afar Sano ah isaga  oo tilmaamay in ay Mootada u iibiyeen Waalidkiis Maadaama uu ahaa qof aan shaqeysan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here