Jowhar – (Radio-Isnaay) – Xili dhawaan Wasaaradda Waxbarashada Dowladda Faderaalka Soomaaliya ay ku dhawaqday Natiijada imtixaankii Shahaadiga ee Dugsiga Sare ayaa waxaa ka hadlay Gudoomiye ku xigeenka Dalaadda Waxbarshada Gobolka Shabeellaha Dhexe ahna Maamulaha Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Shiikh Xasan Barsane Mudane Axmed Cabdi Maxamuud waxaa uu sheegay in Ardayda Hirshabelle gaar ahaan kuwa gobolkani ay si wanaagsan kaga soo muuqdeen imtixaankii Dowladdu Qaaday.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.