Cudurka Jadeecada oo Carruur ku soo Ritay Tuulooyin Hoostaga Degmada Balcad iyo Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle oo arintaasi ka Hadashay.

0
143

Jowhar – (Radio-Isnaay) – Fatahada wabiga shabelle aya waxa uu inta badan saameyay tuulooyin hoos yimada degmada jowhar iyo kuwa hoostaga Degmada Balcad ee gobolka shabeellaha dhexe.

Haraadiga biyaha Fatahada Wabiga Shabelle aya waxa ka dhashay Cuduro ay kamid tahay Jadeecada oo Soo ridatay dad ku nool Tuulada Mukay dheere oo hoostagta DegmadaBalcad ee Gobolka Shabellaha Dhexe.

mar uu radio isnaay la hadlay Gudomiyaha Tuulada Mukay dhere Siid cali Mayow aya waxa uu sheegay in Cudurka Jeedacada ay ku  naf waayeen in ka badan 20 Carruur isaga oo sheegay in illaa hadda aysan helin wax Gar gaar ah oo uga yimid Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here