Ururka Naafada Degmada Jowhar oo ka Hadlay Saameynta uu ku Yeeshay Xanuunka Covid-19.

0
165

Jowhar – (Radio-Isnaay) – Dadka lixaadka la’  waxa ay u nugul yihiin waxkasta oo soo wajaha maadaama aysan shaqeeysan Karin sidoo kalana ay ubaahan yihiin Daryeel gaar ah si loola socdo Xaaladahooda Nololeed iyo mida Caafimaad.

Maxamuud Axmed Qaareey waa Afhayeenka Naafadda ku nool Degmada Jowhar wuxuu radiyow isnaay u sheegay qataraha Covid -19 in ay u,nugul yihiin una Baahan yihiin Daryeel gaar ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here