Waayo joog Soomaaliyeed oo ku baaqay in la ilaaliyo Hidaha iyo Dhaqanka Dalkeena.

0
146

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Umad kasta waxa ay leedahay dhaqan u gaar ah oo ay kaga duwan tahay umadaha kale Soomaalidana waxa ay ka mid tahay dadyow aad u ilaaliyo dhaqanka  waxyaabaha wadanka ka baxa ayaa meelo badan looga dhaqmaa haba ugu badnaatee dhulalka miyiga ah.

inkastoo dhaqanka Soomaaliyeed uu yahay mid ku saleysan Diinta islaamka hadane waxaad moodaa inuu si tartiib ah usii dhamaanayo waxaana inta badan badalmay agabkii asal ahaan Soomalida isticmaali jireen ee laga sameyn jiray Dhirta.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa:- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here