Xaalad adag oo lasoo daristay Qoysas ka barakacay Fatahaado ku dhuftay Tuulooyin Hoostaga Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha dhexe.

0
165

Jowhar – (Radio Isnaay ) – Qaar ka mid ah dadkii ka barakacay Tuulooyin hoostaga Degmada Balcad ee Gobalka Shabeellaaha Dhexe ayaa sheegay in ay heysato xaalad adag oo dhanka nolosha ah.

Dadkan oo isugu jiray Beeraley iyo Ganacsato ayey Fatahaadahii Wabiga Shabeelle ka baabi’iyeen Dalagyadii ay Beerten iyo wixii guryaha u dhex yiilay oo ka koobnaa Agab iyo Raashiin ay nolosha ku Maareyn jireen.

Warbixintaan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa:- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here