Dhaqaatiir ka Howlgasha Magaalada Jowhar oo ka Hadlay Faa idooyinka Cunista Hilibka Kalluunka Wabiga u leeyahay Jirka Aadanaha.

0
157

Jowhar- (Radio isnaay) – Jilaabashada kalluunka iyo keenistiisa suuqyada Magaalada Jowhar waxaa laga soo maraa marxalado kala duwan in kastoo magaca ay ka siman yihiin hadana waxa ay ku kala duwan yihiin qaabka looga soo kala jilaabto Badda iyo Wabiyada.

Isticmaalka Hilibka Kalluunka Wabiga Waxay Dadka ku nool Magaalada Jowhar Aamin sanyihiin inuu Daawo u yahay Cuduro ay Duumadu kamid tahay maadaama ay Kaneecadu ku badan tahay Gobolkani sidoo kalana uu leeyahay Vitamino Badan oo Waxtar u leh Jirka Aadanaha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya:- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here