Hoos udhac Ku yimid Qiimaha lakala Siisto Dalagyada oo laga Dareemayo Suuqyada Magaalada Jowhar.

0
172

Suuqyada Lagu iibiyo Dalagyada ka soo go’a dhul beereedka Magaalada  jowhar ayaa waxaa laga dareemaya hoos udhac ka dib markii ay istaageen Gawaaridii Dhoofin Jiray Dalagyada.

Taasi oo Sabab u Ah in Daadadkii ka dhashay  Fatahaadaha Wabiga Shabeelle ay Jareen Waddooyinkii Loo Marijiray Gobolada Dalka.

Seynab Axmed Oo ka Mid ah Ganacsatada iibisa Dalagyada ka Soo Go’a Beeraha Ayaa ka sheekeeneysaa Sida Ay Nolosheeda Ugu Maareyso Ganacsigaan.

Warbixintaan Waxa inoo Soo Jeedinaayo Cabdi Wali Axmed Hiloowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here