Dhaqaatiirta ka Howlgalla Xarumaha Caafimaadka ee Covid-19 oo ka Hadlay Sida loo Baaro Dadka looga Shakiyo Cudurkaas.

0
172

Dhaqaatiirta ka howl gasha xarumaha loo Diyaariyay cudurka covid-19 ee  Magaalada Jowhar ayaa sheegay in baaritaano loo sameeyo dadka isaga shakiyo cudurkan todobaatan iyo laba saac ka dib loo sheego waxa usoo baxay baaritaanka kadib.

Sido kale dadka la jooga guryaha ayaa iyagana loo sameeyaa baaritaan si lacag la,aan ah madaama xaruntu ay tahay mid samafal loogu sameeyo dadka isaga shakiya xanuunka.

Dr Cabdi Raxmaan Maxamed waxa uu ka mid yahay dhaqatiirta ka shaqeeya xarumaha caafimaad ee cudurka covid-19  radio isnaay ayuu u sheegay waxyaabaha dadka xarumaha yimaada loo sameeyo.

Warbixintaan waxaa inoo soo jeedineysa:- maryama shiikh cabdi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here