Tababaraha Kooxda kubbadda Cagta ee Jowhar star oo Ka hadlay Muhiimadda Tartamada Kubbadda Cagta ay u leeyihiin Dhalinyarada.

0
160

Saalim Axmed Saalim waa Macallin Tababara  ciyaartoyda Koox kamid ah kuwa ka cayaara Heerka Koobaad Ee Hirshabeelle wuxuuna ka mid yahay dhalinyarada Magaalada Jowhar sida weyn looga garanayo waxuu radio isnaay usheegay qaabka uu ugu dhiiraday ciyaartooy inuu noqdo.

Waxaa jirta dhalinyaro badan oo hamigoodu u go’ay Cayaaraha Kubbadda Cagta kuwaas oo sheegay inaaysan lahayn wax lacag ah laakin Magac iyo Caafimaad ay ka helaan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa:- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here