Masuuliyiinta Maamulka Degmada Warshiikh oo ka Qeybgalay Xaflad lagu soo Xirayay kulan Duco ah oo ka Dhacay Degmadaas.

0
176

Sanad walba xiliyadan oo kale ayaa Degmada Warshiikh ee Gobolkani Shabeellaha Dhexe lagu qabtaa Munaasabad siyaaro ah oo loogu duceynayo Allah ha uwada naxariistee Shiikh Cabdiraxmaan Shiikh Cumar Shiikh Cabdi Celi iyo wiilkiisa Shiikh  Muxumed Shiikh Cabdiraxmaan oo ka mid ahaa Culuma udiinka Degmadaasi.

Kumannaan qof oo ka kala yimid qaar katirsan Gobollada Dalka iyo dibadda oo isugu jira Masuuliyiin, Culuma udiin iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ayaa  Degmada Warshiikh ee Gobolka Shabellaha Dhexe ku soo gabagabeeyey Munaasabadda xadrada  oo muddo bil ah Degmadaasi ka socotay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya:- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here