Dadka Kunool Tuulada Raqayle Oo ka Cabanaya  Shaqo yari  Xili Dhul beereedkii Deegaanka ay Fatahaadaha jareen.

0
151

Qaarka mid ah beeraleeyda tuulada raqayle ayaa sheegay in ay shaqo yaraan soo foodsaaartay  kadib markii fatahaadihii wabiga shabeelle ay jareen dhammaan dalagyadii u beernaa Beeraleyda Tuuladaasi.

Beeraleydan ayaa sheegay in ay  Xili   beerahooda fashaan  xilina ay shaqo u aadaan baaraha kale si ay nolasha Qoyskooda ugu Maareeyaan laakiin waxa aanan jirin Dhulbeereed uu Dalag ku yaal oo ay ka Shaqeystaan Sida uu Radio Isnaay u sheegay Qaasim Maxamuud oo kamid ah Dadka degan Tuulada Raqayle.

Warbixintaan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa:- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here