Dhalinyaro Waxbaratay oo jowhar ka Hirgalisay Xarun lagu Daabaco Boorarka Ganacsiga iyo buugaagta.

0
173

Inta badan Dhalinyarada Waxbaratay ee Magaalada Jowhar ayaa la yimaada hal abuur Ganacsi kaasi oo wax badan ka badala baahiyahii ka jiray Degmada oo inta badan Adeegyadeeda ku Tiirsanyihiin Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Dhalinyaro aqoonyahaano ah ayaa Magaaloada Jowhar dhawaan ka Hirgaliyay Goob lagu Daabaco Boorarka Ganacsi, Buugaagta, Warqadaha Casuumaadda iyo ID kaarada adeegyadaasi oo markii Hore loo doonan jiray Magaalada Muqdisho.

Warbixintaan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa:- Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here