Fatahaadaha Wabiga Shabeelle Oo Saameeyay Wax Soo Saarka Deegaano Hoostaga Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

0
162

Beeraleyda ku nool tuulooyin hoostaga Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa inta badan saameeyay fatahaadaha wabiga Shabeelle kuwaas oo gabi ahaanba Cagta mariyay Dalagyadii u beernaa.

Tuulada Dacaar oo ka mid ah tuulooyinka hoostaga Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabellaha dhexe ayaa waxa ay fatahdu saameysay dhul beereedyadii ku teedsanaa Degmada Mahadaay iyo Deegaanada Hoostaga.

Warbixintaan waxaa inoo Soo jeedineysa:- Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here