Qoysas Ka Barakacay Tuulada Bannaaney ee Duleedka Magaalada Jowhar kadib Markii ay Saameysay Daadadkii ka Dhashay Fatahaadaha Wabiga Shabeelle.

0
179

Fatahaadaha Wabiga Shabeelle ayaa Sanadkan saameyn xoogan ku yeeshay Qoysas dan yar ah iyo Wax soosaarkii Beeraha ee Gobolkani shabeellaha Dhexe.

Deegaano hoostaga Degmooyinka Jowhar, Mahadaay iyo Balcad ayaa inta badan la dhibaatoonaya Fatahaadaha  iyadona wali ay jirto cabsida ah in markale uu wabiga fataho.

Biyo ka yimid Tuulooyin hoostaga Degmada Mahadaay ayaa saameyn ku yeeshay Dalagyadii ku beernaa tuulada Bannaneey oo hoostimaada Magalada Jowhar.

Warbixintaan waxaa inoo soo jeedinaya:- Cabdicasiis Xasan Macalin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here