Qaar kamid ah Bulshada Magaalada Jowhar oo ka Hadlay Isbadalka Xiligaan ku yimid Dhaqanka Soomaalida.

0
206

Soomalida waxa ay lahayd dhaqan soo jireen ah oo meelaha miyiga fog fog wali laga isticmaalo balse magaalooyinka qaar  laga tagay marka laga reebo kuwa  aan laga maarmin.

Waxaana is badalay waxyaabo badan oo ay ka mid yihiin alaabta laga Isticmaalo guryaha oo iyaga looga maarmay waxyaabo dibadaha laga keeno .

Warbixintaan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa:- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here