Ragga macaashka ka heli jiray seylada xoolaha magaalada jowhar Oo  dhaqaale yaraan soo foodsaartay.

0
226

Xoolaha lagu iibiyo seylada magaalada jowhar ayaa xoogooda waxaeey ka yimaadaan galbeedka iyo bari magaalada jowhar ilaa gobolka hiiraan balse waxaa kala xiray fatahaadihii wabiga shabeelle.

Geela,Loda,dameeraha  iyo ariga ayaa ka mid ah xooloaha la keeno seylada xoolaha  oo soomaro wareeg dheer halki markii hore ay toos usoo gali jireen

Faarax maxamuud oo kamid ah ragga ka dulaali jiray xoolaha geela iyo loda yaa quuska muujiayay dhanka dalaalka oo shaqadiisu ay ku tiirsaneyd

Warbixintaan waxaa inoo soo jeedinaaya:-Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here