Haweenka ku Shaqeysta Xirfada Gacanta oo ka hadlay sida ay Noloshooda Ugu Maareeyaan Xirfadaasi

0
174

Farshaxanka wuxuu ka mid yahay waxyaabaha Alle hibada u siiyay qaar ka mid ah dadka ka bani,aadamka kuwaas oo ku shaqeeysta iyagoo bartay waxbarshada aasaasiga iyo mida maadiga ah waxaeeyna ka kaafisaa waxyaabo badan oo dhanka noloshooda ah .

Hooyo Xabiibo Maxamed Macllin waa hooyo soomaaliyeed oo mudo 10 sano ku dhexjirtay farshaxanka waxyaabaha gacanta laga sameeyo iyadoo ku kordhisatay ganacsi yar yar oo ay nolosha ku dabarto

waxeey radio isnaay usheegtay waxayaabaha ay sameeyso

waxaana jira haween soomaaliyeed oo nolol ka raadiaya falkinta waxyaabaha yar yar ee guryaha looga baahan yahay iaydoo sidoo kale laga helo dhaqaale ay dadka ku dabiri karaan guryahooda

warbixintaan waxaa inoo soo jeeneysa:-Maryama Sheikh Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here