Maamulka Tuulada Kaxarey oo ka hadlay Saameynta Fatahada Wabiga Shabeelle ee Tuuladaasi.

0
193

Fatahaadaha Wabiga Shabeelle uu ka Sameeyay Tuulada kaxareey oo hoostimada Magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa waxa ay jareen dhul beereedyadii ku Beerna Tuuladaasi waxaana hareeyay Fatahadaha Wabiga Shabelle.

Gudoomiyaha Tuulada kaxarey Yuusuf Axmed Muuse ayaa Radio isnaay u sheegay Xaalada Tuulada kaxaray ay haatan ku sugantahay waxa uuna Maamulka iyo Wasaraadda Beeraha hirshabelle ka codsaday in ay gacan ka geystaan dadka beerahooda ay jareen Fatahaadaha Wabiga Shabeelle.

Warbixintaan waxaa inoo soo jeedineysa:- Xaliimo Cali Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here