Maamulka Degmada Mahadaay Oo Ka Warbixiyey Baahiyaha Waxbarasho Ee Degmadaas.

0
165

Gudoomiyaha Degmada Mahadaay Axmed Xuseen Afrax ayaa ka war bixiyay xaaladaha Waxbarasho ee Degmada mahadaay waxa uuna sheegay in macalimiinta wax ka dhiga iskuulada ku yaala degmada ay yihiin kuwo Door weyn ka qaata wax Barista Ubadka ku nool degmadaasi.

Gudoomiyaha ayaa tilmaamay  in degmada mahadaay aysan laheen waxbarasho ku filan Asigo maamulka hirshabelle ka dlbaday in waxbarashda laga tageero.

Warbixintaan waxaa inoo soo jeedinaya:- Cabdiwali Axmed Hilowle.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here