Maamulka Isbitaalka Degmada Mahadaay Oo Hirshabeelle iyo Hey,adaha ka Codsaday in Laga Tageero Qalabka iyo Daawa yari ka jira Isbitaalkaas. 

0
205

Xili Fatahaada wabiga Shabeelle sameeyn xoogan ay ku yeelatay qoysas dan yar ah iyo wax soosaarkii  Beeraha ee Degaano hoostaga Degmada mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa Biyaha wabiga waxaa ka dhashay cuduro ay ka mid yihiin Duumada iyo Jadeecada.

Isbitaalka Mahadaay waa Xarunta Caafimaad ee ugu weyn Degmada waana halka lagu daabulaayo bukaanada ku dhaca cudurada iyado isbitaalka uu ka jiro baahiyo kala duwan oo qalabka iyo daawo yari isugu jira.

Axmed Muuse Sheikh waa Maamulka guud ee isbitaalka Degmada Mahadaay waxa uu ka Warbixiyey baahiyaha guud ee ka jira Isbitaalka Asigo sheegay in Bukaano uu soo ritay cuduro ka dhashay haraadiga biyaha wabiga .

Warbixintaan waxaa inoo soo jeedinaya;. Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here