Hoos u dhac balaaran oo ku yimid Tirada Dhalintii ka Tahriibi jirtay Magaalada jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe

0
157

.Tahriibta ma ahan maqaal cusub waxa sababa in uu soo noq noqdo Dhalintii soomalaiyed oo marba marka ka dambeysa ka baqooleysa dhulkooda hooyo una hayaamaya  dhul aanay Hayb iyo Hido toona ulahayn iyaga oo baadi goobaya nolosha ay ku jiraan mid ka roon balse waxaa sanadihii dambe soo muuqanaya iney yaranayaan dhibaatadi tahriibta ee dhalinyarada Soomaaliyeed.

Magaalooyinka sida weyn looga tahribi jiray waxaa ka mid ah jowhar oo dhalinyarada marka ay ka soo qalin jabiyaan Waxbarashada kadibna waayaan shaqo ku filan waxa ay ka quusan jireen dalkooda ayago ku haminaayey  in ay tahriibaan lkn intaas imanka waxaa looga gudbay dhalinyarada wax baratay oo hal abuuro layimid.

Warbixintaan waxaa inoo soo jeedinaya:- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here