Xirfadle ku shaqeysta Alxanka Wareega oo ka Hadlay sida uu Noloshiisa ugu Maareeyo Shaqadaasi.

0
202

Dhalinyarada Magaalada Jowhar ayaa doorbiday mudooyinkii dambe iney layimaadaan Xirfado cusub oo ka caawinaya helitaanka nolol maalmeedkooda   Halka qaarkood ay go’aansadeen iney naftooda ku haligaan tahriibta waxa ayna aaminsanaayeen in Soomaaliya aysan kasoo kabaneynin burburkii gaaray sanado ka hor.

Maxamed muuse waxa uu ka mid yahay dhalinyarada ku nool Jowhar waana xirfadle soo bandhigay hal abuur cajiib ah kaas oo ah inuu sameystay matoorka wax lagu alxamo oo leh Taayaro  waxaana loo yaqaanaa alxanka wareega.

Xirfadle maxamed waxaa uu tagaa meel walba oo looga yeero waxa uuna ku qanacsanyahay in uu dalkiisa ku shaqeysto sida uu sheegay.

Warbixintaan Waxaa inoo Soo Jeedinaya:- Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here